Wararka

Markabkii siday Muhaajiriinta Afrika oo ku xirtay Spain

Muqdisho (SNTV)- Dufacadii u horeysay oo ka tirsan boqolaal Muhaajiriin ah ayaa gaaray Spain, kuwaasi oo laga soo badbaadiyay badda dhexe, kadib markii Talyaaniga...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo xafiis cusub ka furatay Buula-burde

Buula-burde (SNTV) Hay’adda Socdaalka iyo jisniyadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay xafiis lagu qabto howlaha Hay’adda waxa ay ka furatay Magaalada Buula-budte  ee gobolka Hiiraan. Munaasabadda...

Soomaaliya iyo Ethiopia oo iskaashigii ugu balaarnaa ka samaynaya dhinaca maalgashiga.

Muqdisho:- Waxay ahayd booqasho gaaban balse xambaarsan guulo wax ku ool, waxaana madaxda labada wadan ay ay fureen baal cusub,  marka la eego miisaanka...

Khudbadda Farmaajo “Fadlan ii ogolow in aan halkan uga mahad celiyo ciidamadiina milatariga ee la shaqeeya AMISOM”

Muqdisho(SNTV):– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hadal jeedintiisii maanta ee shirkii sharaa’id ay sida wadajirka ah u qabteen Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo sagootiyay Abiy Ahmed

Muqdisho(SNTV):–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ku sogootiyay Wafdiga uu hoggaaminayay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy...

Ugu Akhris Badan