Muqdisho (SNTV) Digniintaan ka soo baxday Wasaaradda Kaluumeeysiga iyo Kheyraadka Bada ayaa kusoo aadeysa xili lagu guda jira bad xiranka taasi oo ay suura galtahay...
Waabarigii saaka ayey duqayntan ka dhacday Saldhigyo ay Maleeshiyadu ku lahaayeen deegaanka Ceelcadde oo 60-km dhinaca bari ka xiga magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka...