Wararka

Duqa Muqdisho oo ugu baaqay Dhalinyarada in ay ka qayb qaataan Nabadda iyo Horumarka Caasimadda

Muqdisho-(SNTV)-Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ugu baaqay dhalinyarada ku nool Caasimadda in ay ka qeyb qaataan...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo tababar usoo xiray Guutada 14-ka October ee Ciidanka Xoogga Dalka

Muqdisho-(SNTV)-Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta tababar usoo xiray Guutada 14-ka October ee ciidanka xoogga dalka ee saldhiggoodu yahay...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya Madasha Iskaashiga Afrika iyo Shiinaha ee Jabuuti

Jabuuti, 5-ta Luulyo, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Jabuuti halkaas oo uu ka furmay Shirka Madasha iskaashiga Afrika...

Wafdi ay Hogaamineyso Wasiirka Gaadiidka Dekadaha oo gaaray Baraawe

Muqdisho(SNTV);- Wafdi ay hogaaminayso Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Dekaha iyo Badda ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose. Wafdiga Wasiirka oo...

Kusimaha madaxweynaha JFS ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka UK ee Soomaaliya

Muqdisho, 05-07-2018: Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Amb David Concar. Labada...

Ugu Akhris Badan