Wararka

Midowga Yurub oo kordhiyay taageerada dhaqaale ee Soomaaliya

Brussels-(SNTV)- Midowga Yurub ayaa sheegay inay Soomaaliya ugu yaboohi doonaan dhaqaale gaaraya €89 Million oo Yuuro, oo u dhiganta ku dhowaad $105 Million oo...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geeridii Marxuum Dr Food Cadde

Muqdisho, 12 Luuliyo, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid, Alle ha u naxariistee, Dr. Axmed...

Wasaaradda Gaadiidka XFS oo digniin u dirtay Shirkadaha diyaaradaha

Muqdisho(SNTV);- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka,Duulista iyo Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya  ayaa sheegay in Diyaarad aan sharuudaha looga baahan yahay u dhamMeystirneyn ay ka shaqao gali...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Shiinaha.

Beijing(SNTV) :- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa kula kulmay caasimadda Bakiin Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Mareykanka iyo Kenya oo ka wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin xasilinta Soomaaliya

Muqdisho(SNTV):- Dowladaha Kenya iyo Mareynkanka ayaa maalintii shalay oo arbaco ahayd ku baaqay dadaal badan oo lagu doonayo in lagu xasiliyo Soomaaliya iyo Koonfurta...

Ugu Akhris Badan