Wararka

Obama Oo ugu baaqay Madaxda Kenya in la joojiyo khilaafyada xagga qabaa’ilka ee ka dalkaas kadhaca

Madaxweynihii hore ee waddanka Mareykanka Barack Obama ayaa ka dhoofay caasimadda Kenya ee Nairobi, kaddib markii uu soo gabagabeeyey safar labo maalmood qaatay oo...

Sweden iyo Soomaaliya oo wada hadlay

Muqdisho (SNTV)- Madaxwenaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxammed Cabdullaahi Maxammed Farmaajo ayaa intii  uu socday   kullanka beesha caalamka iyo Soomaaliya ee  ka socda waddanka...

Masar oo Meel marisay Sharci ogolaanaya inay Dhalasho bixiso

Dawladda Masar ayaa soo saartay sharci cusub oo dadka Ajnabiga ah u ogolanaya inay qaataan dhalashada dalkaas, hadii ay maalgashi samayn karaan. Baarlamanka dalka Masar ayaa meel...

Dowlada Somalia oo Culimada dalka kala tashaneysa ladagaalanka fikradaha xagjirka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay xubno ka tirsan Culimada Soomaaliyeed, kaasi oo ku aadan...

Eritrea oo dib u furatay Safaaraddeedii ay ku lahayd Addis ababa

Madaxweynaha Dalka Eritrea Isaias Afeworki ayaa shalay  xarigga ka jaray Safaaraddii uu Dalkiisu ku lahaa Addis Ababa ka dib booqasho Saddex Cisho ah oo...

Ugu Akhris Badan