Wararka

Dhegeyso Barnaamijka Wadajir oo ka hadla xasilinta dalka + Sawirro

Axad 22, July, 2018 Muqdisho (SNTV) Barnaamijka Wadajir Radio Programe waa Barnaamij kahadla Xasilinta Dalkeena Soomaaliya, qaybta taxanaha ah waxa aydin ku maqli doontaan...

Dhismaha Isbitaalka Buur-hakaba oo meel wanaagsan maraya

Buur-Hakaba (SNTV) Guddomiyaha degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay, Maxamed Ibraahim Nuur oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ammaanka magaalada uu yahay mid wanaagsan...

Dood-wadaag ku saabsan Dastuurka oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho-(SNTV-Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsan Shareecada Islaamka iyo Dastuurka oo ay ka...

Shacabka Muqdisho oo soo dhaweeyay dib u furidda waddooyinkii xirnaa

Muqdisho (SNTV) Shacabka Muqdisho ayaa si caadi ah u isticmaalaya wadooyinka magaalada Muqdisho oo xirnaa maalmihii u dambeeyey, kadib markii kulanka Guddiga Amniga Qaranka laamaha...

Taliyaha Booliska iyo Michel keating oo gaaray Gaalkacyo

Gaalkacyo (SNTV) Waxaa goor dhow magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug gaaray Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Bashiir Cabdi Maxamed (Ameeriko) oo ay wehliyaan...

Ugu Akhris Badan