Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo arrimaha diinta

Muqdisho, 23-07-2018: Guddoomiyaha golaha shacabka ee BFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta la kulmay guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo arrimaha diinta ee golaha...

Ciidanka ammaanka oo ka hortagay weerar ay Al-shabaab ku soo qaadeen Baar-sanguuni.

Maleeshiyada Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday Saldhig ay ciidamada xoogga dalka iyo ciidamo ka tirsan Jubbaland ay ku leeyihiin Baar-sanguuni oo ah duleedka magaalada...

Hal-abuure aan la shaqaaleysiin

Wuxuu ka mid ahaa koox Shaqadoon ah oo Wareysi shaqo Nadaaf ah ugashay Shirkadda Microsoft oo laga leeyahay Mareykanka kuna caan baxday sameynta Barnaamijyada...

Daawda Duumada looga  hortagayo oo la soo saaray

Dawadan looga hortagayo cudurka duumada waa dawadii ugu horreysay oo mudda 60 sana lagu ansixiyo, iyada oo raja aad u wanaagsan ay ka muujiyeen...

Toogasho sababtay Dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacday Kanada

Haweeney ayaa ku dhimatay,13-ruux oo kalana waxaa soo agaaray dhaawacyo,kadib markii nin hubeysan uu rasaas ku furay dad ku sugnaa magaalada Toronto ee dalka...

Ugu Akhris Badan