Wararka

Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warsaxaafadeed ku aadan gulufka ka dhanka ah Alshabaab

Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay si xoog leh u cambaareynaysaa kooxda al-Shabab oo weerar fuleynimo ah ku qaaday  sandhig ciidamadu ku lahaayeen deegaanka Baar-Sanguuni. Ku simaha...

Wasiirka waxbarashada K/Galbeed oo xariga ka jaray xarun waxbarasho 

Mashaariic horumarineed oo ku aadan hirgelinta adeegyada bulshada sida waxbarashada ayaa ka socda gobolka Bokool,tan iyo markii maleeshiyada Alshabaab laga saaray inta badan gobolkaasi...

dareen iyo argagax laga muujiyey gabar 10 jir ah oo ugeeriyootay gudniinka fircooniga ah

waxaa isasoo taraya walaaca iyo dareenka laga muujinayo dhimashada gabar yar oo 10 jir taasoo  kugeeriyootay deegaanka laasuuri ee degmada dhuusamareeb kadib markii lagu...

ka bogo Nuxurka kujira warmurtiyeedka shirkii iskaashiga Soomaaliya ee Brussels

Muqdisho (SNTV);- Shirki iskaashiga somalia iyo beesha caalamka ayaa waxaa lagasoo saaray warmurtiyeed ay isku raaceen dhinacyadii ka wada qeybgalay shirka, kaas oo koobaya dhammaan...

Soomaaliya maxay uga dhigantahay ku biiritaanka COMESA?

Muqdisho (SNTV)- Soomaaliya ayaa dhawaan ku biirtay Ururka Comesa,kadib shir ay isugu yimaadeen wadamada ku midaysan ururkaasi, kaasi oo ka dhacay magaalada Losaka ee...

Ugu Akhris Badan