Wararka

Arday u fariisatay Imtixaan ay kaga mid noqonayaan Ciidamada Xoogga Dalka

Muqdisho (SNTV), 450 dhalinyaro Soomaaliyeed oo soo codsaday inay ka mid noqdaan Ciidanka Xoogga dalka, kadib markii Taliska Ciidanka Difaaca dalka uu soo bandhigay...

Ra’isalwasaare kuxigeenka dalka : Dowlada Waxaa ka Go’an baabi’inta Gudniinka Fircooniga ah

Muqdisho (SNTV)  Waxaa maanta magaalada muqdisho lagusoo gabagabeeyey Aqoon isweydaarsi ku saabsanaa ka hortagga iyo suulinta gudniinka fircooniga ah ee gabdhaha. Shirka oo ay soo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo abuuray Golaha Dhaqaalaha Qaranka

  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xeeriyay abuurista  Golaha Dhaqaalaha Qaranka. Xeerka   madaxweyne oo lambarkiisu yahay  98 ayaa qeexaya in madaxweynuhu markii...

Duqeyn cirka ah oo lala beegsaday Maleeshiyo ka tirsan Al-shabaab

Muqdisho (SNTV) Maleeshiyo ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa xalay fiidkii isku dayey in ay weerar ku qaadaan fariisimo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed qeybtooda  ka...

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo ku dhawaaqdey dib u howlgelinta  dhismaha hey’adda  Tayo-dhowrka Soomaaliyeed.

  Hay’addaan ayaa   ka hortagaysa  Badeecadaha khatarta ku ah Caafimaadka dadka iyo deegaanka,  sidoo kale  soo dajinta  iyo isticmaalka  Badeecadaha dhacay ama tayadeedu Liidato si loo ilaaliyo...

Ugu Akhris Badan