Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo booqanaya berri dalka Eritrea

Muqdisho-(SNTV)-Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya  Mudane; Daahir Maxamuud Geelle, ayaa sheegay in Madaxweynaha JFS uu Berri booqasho Taariikhi ah ku tegi doono Magaalada...

Weerar qorsheysan oo lagu dilay mid ka mid ah horjoogayaashii Al-shabaab

Bokool(SNTV) Wararka ka imaanaya gobolka Bokool ayaa sheegay in howlgal qorsheysnaa oo ay fuliyeen ciidamada Darwiishta Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed ay ku dileen horjooge sare...

Wasaaradda Diinta oo ku dhawaaqdey in la bilaabay bixinta Dal-ku Galka Sacuudiga ee Xujeyda Soomaaliyeed

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafra XFS ayaa ku dhawaaqadey in Toddobaadka soo socda ay billaaban doonaan Socdaalka Xujeyda Soomaaliyeed  magaalada Barakeysan ee Makah. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirka Qatar ee Soomaaliya.

Muqdisho(SNTV):— Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Mudane Xasan bin Xamsa Asad Haashim, Safiirka Dowladda Qatar...

Goloaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Qorsha amniga Caasimadda

Muqdisho, July 26, 2018— Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta shir-gudoomiyay shirka golaha Wasiirrada oo looga hadlay adkaynta amniga, ahmiyadda...

Ugu Akhris Badan