waxaa si hare sare ah lagu soo dhaweyay magaalada Garowe ee xaruunta maamullka Puntland Ra’iisul wasaaraha dalka Xasan Cali KHayre iyo wafdi u hoggaminayo...
Guddoomiyaha Gobolka ayaa tilmaamay in mudnaanta ay siinayaan maamulka Gobolku kor u qaadista aqoonta iyo khibradda maamul ee masuuliyiinta iyo shaqaalaha degmooyinka Gobolka Banaadir,...