Wararka

Dowladda Mareykanka oo cunaqabateyn cusub oo ku soo rogtay dowladda Iran

Maamulka dalka Mareykanka ayaa lagu wadaa in maalinimada Talaadada ee berri ah  ay bilaabaan dhaqangalinta  cunaqabateyn cusub oo lagu soo rogo dalka Iran. Madaxweyne Donald...

Galmudug oo ku baqday Xoojinta Nabad Gobolka Mudug

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa kormeer ku tagay Deegaano iyo Degmooyin ka tirsan Gobalka Mudug,waxayna ugu kuurgalayeen Amniga iyo Xaaladaha Bini-aadanimo ee ka...

Soomaaliya oo goob joog u noqotay heshiiska Suudaanta Koonfureed

Khartuum(SNTV): –Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Khartuum ee dalka Suudaan uga qayb galay munaasabadda lagu saxiixay heshiiska...

Soomaaliya iyo Turkiga oo is dhaafsanaya Dhaqanka

Muqdisho(SNTV):- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Rugta Ganacsiga Soomaaliya ayaa maanta la kulmay Safiirka Turkiga...

Maamulka Gobolka Banaadir oo iska wareystay arrimaha barakacayaasha

Muqdisho(SNTV);- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo ka qeyb galay barnaamijka wada-tashiga siyaasadda barakacayaasha ayaa sheegay in isku...

Ugu Akhris Badan