Wararka

Xukuummadda Federaalka Soomaaliya oo Amartay Hay’adaha Dawladda in ay Dhaqan-geliyaan Sharciga iibka Qaranka

Muqdisho (SNTV), Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa soo saartay amar faraya dhammaan wasaaradaha iyo hay’adaha kale ee dawladeed in ay ixtiraamaan, raacaan kuna dhaqmaan...

Guddoomiyaha G/banaadir oo Madaxweyne Kuxigeenka Puntland ku soo dhaweeyey Xarunta Dawladda Hoose

Muqdisho (SNTV),  Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa Xarunta Dawladda Hoose ee Xamar kula kulmay Madaxweyne Ku xigeenka...

Taliyaha Ciidanka Booliska oo kulan la qaatay Safiirka Dawladda Qatar ee Soomaaliya

Muqdisho (SNTV), Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dawladda Qatar ee Soomaaliya Danjire Xasan Xamsa...

Dawladda Soomaaliya Oo Tirakoobaysa Ajaanibta ku Sugan Dalka

Muqdisho Khamiis August 16 (SNTV):- Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa go’aamisay in tirakoob rasmi ah lagu sameeyo dadka ajaanibta ah ee kusoo qulqulaya gudaha dalka...

Ciidanka xoogga Dalka iyo kuwa AMISOM oo Laba jibbaaray howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab

Muqdisho Khamiis August 16 (SNTV):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa Saacadahii lasoo dhaafay howl-gallo lagu baacsanaya argagixisada Al-shabaab ka...

Ugu Akhris Badan