Wararka

Putin iyo Angela Merkel oo Wadahadal ku leh Germany

Muqdisho Sabti August 17 (SNTVR):-wasaaraha dalka Germalka  Chancellor Angela Merkel iyo Madaxweynaha dalka Russian Vladimir Putin ayaa manta lagu wadaa in ay  kulmaan oo...

Puntland oo dib ula wareegtay degaanka Af-urur

Boosaaso-(SNTV)-Ciidanka Daraawiishta maamul Goboleedka Puntland ayaa dib ula wareegay degaanka Af-urur oo ka tirsan Gobolka Bari. Gen; Axmed Cabdi Xaashi, taliye ku xigeenka Ciidanka Daraawiishta...

Madaxweynaha Soomaaliya oo u hambalyeeyay Imran Khan 

Muqdisho (SNTV)-  "Waxaan u hambalyeynayaa Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Pakistani  Imran Khan   guushiis maanta. Pakistan waa dal  dimoqraadii ah oo fulin kara kartida weyn...

Duqa Muqdisho oo bogaadiyay Guddiga qaban-qaabada Carwada Buugaagta Muqdisho

Muqdisho-(SNTV)- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng,Yariisoow) oo casho sharaf u sameeyey Guddiga qaban-qaabada Carwada Buugaagta Muqdisho ayaa ku...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo soo xiray Carwada Bandhigga Buugaagta Muqdisho

Muqdisho(SNTV):—Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo xiray carwada bandhigga buugaagta Muqdisho oo lagu soo bandhigay buugaag ay leeyihiin qorayaal...

Ugu Akhris Badan