Wararka

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo kormeeray Dekadda Muqdisho

Muqdisho(SNTV):-Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kormeer ku tegay dekadda Muqdisho ayaa u kuur-galay habsami u socodka howsha dekadda. Ra’iisul...

Safiirka Shiinaha: Waxaan kordhinaynaa taageerada aan siinno Soomaaliya

Muqdisho(SNTV)-Safiirka Dawladda Shiinaha u fadhiya Soomaliya, Amb. Qin Jian ayaa wareysi uu siiyey warbaahinta Dawladda kaga warbixiyey taageerada ay Dawladdiisa siiso Soomaaliya, si gaar...

Aabbe Macallin Ibraahim “Aniga ayaa ku guubaabiyay inuu Dalkiisa difaaco sharaf ayayna ii tahay booqashada Madaxweynaha”.

Muqdisho-(SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku booqday Hooygooda Magaalada Muqdisho, waaliddiinta uu ka tagay Alle ha u naxariistee shahiid Cabdullaahi...

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Badda Soomaaliya oo xilkiisa la wareegay

Muqdisho-(SNTV)- Taliyaha cusub ee Ciidanka Badda Soomaaliyeed  Admiral; Xasan Nuur  oo dhawaan loo Magacaabay ayaa xilkaasi si buuxda ugala wareegay Shalay oo ay Taariikhdu...

Kooxaha fanka ee Heegan iyo Onkod oo Shacabka kala qeyb galay dabaal degga maalinta labaad ee Ciidul Adxa

Muqdisho (SNTV), Magaaladda Muqdisho, ayaa Maalintii labaad waxaa looga dabal dagayaa munaasabada  Ciidul adxaa, waxaana wadooyinka iyo goobaha la isugu yimaado sida xeebta Liido...

Ugu Akhris Badan