Wararka

Wasiirka Maaliyadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Bankiga Adduunka.

Muqdisho-(SNTV)-Wasiirka Maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabbilay wafdi ka socda Bankiga Adduunka. Shirkan oo looga hadlayay sidii loo...

Soomaaliya oo Ergey cusub loo soo Magacaabay

New Nork-(SNTV)-Xoghayaha guud ee Jamciyadda Qaruumaha ka dhexeysa,Antonio Guterres , ayaa Shalay oo Arbaca ahayd si rasmi ah ugu Magacaabay Soomaaliya Ergey cusub. Mr, Guterres...

Dowladda FS oo bogaadisay heshiiska ay gaareen dhinacyadii isku hayay Suudaanta Koonfureed

Addis-ababa(SNTV)–Dowladda  Federaalka Soomaaliya ayaa bogaadisay  heshiiska rasmiga ah ee ay gaareen dhinacyadii isku hayay Suudaanta Koonfureed, kaddib shir aan caadi ahayn oo hal maalin...

Maamulka Gobolka Banaadir oo dhiirri geliyey barnaamijka isxilqaan

Muqdisho (SNTV), Sebteembar 12, 2018– Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo guddoomiyey kulanka todobaad-laha ah ee Maamulka...

Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare BFS oo Warmurtiiyeed soo saaray “AKHIRSO”

Muqdiso (SNTV), Guddiga Joogatada ah ee Golaha Aqalka Sare BFS ayaa Kulan ku yeeshay Xarunta Aqalka Sare ,waxaana shir guddomiyay Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare...

Ugu Akhris Badan