Wararka

Ciidanka Booliska oo sameeyey howlgal lagu soo qabtay kooxo Burcad ah

Muqdisho (SNTV) Howlgal ciidamada Booliska Soomaaliya ay ka sameeyeen Isgoyska Buur Cali Janaale oo kala qeybiya degmooyinka Kaxda iyo Dharkeynley ee gobolka Banaadir ayaa lagu...

Caadeystayaal ka tirsanaa Alshabaab oo la xukumay

Muqdisho (SNTV)- Abuukar Cabdi  Abiikar, Cabdirisaaq Shaahid Aadan Kheyrdoon, Saleebaan Muxsin Sheekh Maxamed, Cabdi Cali Isaaq Cilmi iyo Ilyaas Ciise Sheekh Cali ayaa lagu eedeeyay...

Kuwait oo bogaadisay dadaaalada Madaxeynaha JFS ee Geeska Afrika

Kuwait  (SNTV)- Ergayga gaarka ee Dowlada Kuwait u fadhiya Qaramada Midoobay Danjire Mansour Al-Otaibi ayaa Khamiistii aynu soo dhaafnay soo dhaweeyay dadaaalka Madaxeynaha Soomaaliya...

Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee Turkiga oo ka qeyb-galay casho sharaf loo sameeyey ciyaartooy Soomaali ah

Istanbul (SNTV) Waxaa magaalada Istanbuul lagu qabtay xalay munaasabad casho sharafeed ah oo   lagu so dhaweynayay isla markaana lagu abaal marinayay Aadan Axmed iyo Ramlo...

Bankiga adduunka oo sheegay inuu kordhayo dhaqaalaha Soomaaliya

Muqdisho (SNTV)- Bankiga adduunka ayaa saadaaliyay in dhaqaalaha Soomaaliya uu sanadkan kordhi doono Saddex ilaa Afar boqolkiiba, wuxuuna daabacay qiimeyntiisii Saddexaad ee ay ku sameeyeen...

Ugu Akhris Badan