Wararka

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo kulan la qaatay Safiirka dawladda Talyaaniga ee Soomaaliya iyo Saraakiil kale

Muqdisho September 20 (SNTV):-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Maxamed  ayaa kulan kula qaatay Xafiiskiisa Safiirka Dawladda Talyaaniga u Fadhiya Soomaliya...

Taliyaha Booliska oo sheegay in lasoo qabtay Afar qof oo ku eedeysan dilka Gabadhii Ardayada aheyd

Muqdisho (SNTV)- Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed ayaa sheegay Ciidamada ammaanka in gacanta ay kusoo dhigeen Afar qof oo u...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo soo gabogabeeyey doodii ku saabsaneyd Xaaladda Amni ee dalka

Muqdisho (SNTV), Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gabagabeeyay doodii ku saabsaneyd xaalada amni ee dalka gaar ahaan amniga...

Madaxweyne ku-xiggeenka Puntland oo kulan la qaatay Wafdigii ka socday Golaha Aqalka sare

Garowe (SNTV)- Madaxweyne ku-xggeenka dawlad goboleedka Puntland mudane C/xakiin Cabdullaahi Cumar oo maanta Qado sharaf u sameeyey  Xubnaha ka socda Golaha Aqalka sare ee...

Shir looga hadlayay tayo dhowrka kalluunka Soomaaliya laga dhoofiyo oo Muqdisho ka dhacay

Muqdisho (SNTV)- Shirkan oo looga hadlayay tayada qeyraadka badda sida Kalluunka,loona iibgeeyo caalamka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,kaasi oo ay ka qeybgaleen masuuliyiin ka...

Ugu Akhris Badan