Wararka

Dowladda Soomaaliya oo tacsi u dirtay Xukuumadda iyo Shacabka Tanzania

Muqdisho September 22 (SNTV);- Dowladda Federaalka Soomaaliya war qoraal ah oo ka soo baxay ayaa Tacsi iyo garabgal loogu diray Xukuumadda iyo Shacabka saaxiibka ah...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Soomaaliya u matalaya Fadhiga guud ee Qaramada Midaabay

Muqdisho September 22 (SNTV);- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa u kicitimay Magaalada New York...

Hay’adda (IMF) oo sheegtay in Soomaaliya ay buuxisay shuruudihii looga baahnaa

Muqdisho September 22 (SNTV);- Warbixin ay soo saartay hay’adda lacagta adduunka ee (IMF) ayay ku sheegtay in dowladda Soomaaliya ay buuxisay dhammaan 27-kii shuruudood oo...

Wasiir Beyle oo sheegay in Dowladda Soomaaliya ay dadaal ugu jirto sidii lacag cusub loo soo daabici lahaa

Muqdisho September 22 (SNTV);- Dowladda Soomaaliya aya buuxisay dhammaan 27-dii shuruudood oo uu Sanduuqa Caalamiga ah ee Lacagta Adduunka (IMF) uu ku xiray iney buuxiso...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta loo qeybiyay warbixin ku saabsan dib u eegista xeer hoosaadka Golaha Shacabka

Muqdisho September 22 (SNTV);- Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta muqdisho ku yeeshay kulanka 5-aad ee Kalfadhiga 4-aad. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka...

Ugu Akhris Badan