Wararka

Eng.Yarisow oo dib uhabeyn ku sameeyey Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka iyo Guryaha ee G/Banaadir

Muqdisho September 30  (SNTV);-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Xirsi Diirshe Ku-simaha Guddoomiyaha Guddiga...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xaliyay tabashadii Iskaashatada Kawaanka ee Degmada Cabdicasiis

Muqdisho September 30  (SNTV);-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo weheliyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Bashiir Cabdi...

Akhriso:- Nuxurka Khudbaddii Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS ee Shirka Qaramada Midoobay

Muqdisho September 30  (SNTV);- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Cawad Ciise oo  Khudbad ka jeediyay shirka Golaha...

Wasaaradda howlaha guud oo shirkadaha dhismaha kala shirtay barnaamijka isxilqaan

Muqdisho September 29 (SNTV):-Wasaaradda Howlaha guud & Dib u Dhiska XFS oo Kulan ku Adan Xoojinta wadashaqeynta  iyo ka qeybqadashada Barnaamijka isxilqaan La Qadataay...

faa’iidada ugu wanaagsan ee ay leedahay waxbarashada

Muqdisho September 29 (SNTV):- Waxbarashadu waa hubka ugu awoodda badan xaalad kasta ee jirta. Marka xaqiiqda laga hadlayo, qalin biiraha iyo qalin tiraha/qoriga waxa ay...

Ugu Akhris Badan