Wararka

Saraakiil Shabaab ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Gobolka Gedo.

Muqdisho (SNTV)- Duqeyn diyaaradeed ayaa xalay waxa ay ka dhacday tuulooyinka Makka iyo Qansax-oomane oo hoostaga degaanka Ceel-cadde oo ka tirsan gobolka Gedo, sida...

Shacabka Hiiraan oo la dagaalamaya maleeshiyada Alshabaab

Hiiraan(SNTV)- Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan deegaanada Gobalka Hiiraan ee Bartamaha Soomaaliya ayaa wada iska caabin ay kaga hortagayaan maleeshiyaadka Argagixisada ah ee...

Soomaaliya iyo UNHCR oo ka wada hadlay arrimaha Soomaalida ku go’doonsan Liibiya

Geneva (SNTV):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Danjire Axmed  Ciise Cawad, ayaa kula kulmay Magaalada Geneva ee Switzerland...

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo heshiis kala saxiixday

Muqdisho (SNTV):- Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Dowladda Federaalka Soomaaliya H.E  Mohamed Abdullahi Salaad (Oomaar) ayaa Dalka sucuudida ugu qeyb galay Shirka Aasaaska...

Wasiirka Ganacsiga oo la kulmay Guddiga dhaqaalaha ee aqalka sare

Muqdisho (SNTV)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixin ku aadan horumarka ganacsiga dalka siiyey Guddiga dhaqaalaha, Maaliyada iyo Ganacsiga ee...

Ugu Akhris Badan