Wararka

Soomaaliya iyo Germany oo kala saxiixday heshiisyo Horumarineed

Muqdisho (SNTV): – Soomaaliya iyo Germany ayaa kala saxiixday labo heshiis oo xoojinaya iskaashiga istiraatiijiyadeed ee labada dal ee saaxiibada ah u dhexeeya si...

Ciidanka Xoogga Dalka oo ku guuleystay xallinta colaaddii magaalada Marka

Marka (SNTV):-Guutada 14-ka Oktoobar ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku guuleystay in lakala qaado Maleeshiyo beeleed muddo 6 sano ah isku hor fadhiyay magaalada...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Dalxiiska

Muqdisho, October 08, 2018 —Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeeray wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska si uu ugu kuur...

Kullan lagu taageerayay dagaalka ka dhanka ah maleeshiyada Al-Shabaab oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho October 8 (SNTV):- Kullan lagu taageerayay ololaha Shacabka Hirshabeelle kaga qeyb qaadanayaan dagaalka ka dhanka maleeshiyada Al-Shabaab ayaa  lagu qabtay magaalada Muqdisho,waxaana ka qeyb...

Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare oo shaaciyay xilliga uu furmayo kalafadhiga 4-aad ee Golaha

Muqdisho October 8 (SNTV):-Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka dalka  ayaa maanta kullan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay kaga hadleen...

Ugu Akhris Badan