Wararka

Wardoonayaal ka tirsan Alshabaab oo la xukumay.

Muqdisho (SNTV)- Maxamed Cabdi Salaad Nuur  iyo Gacal Maxamed Cali Maxamed ayaa loo heystaa in ay ka wada tirsan yihiin maleeshiyada Alshabaab gaar ahaan...

Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay dhaqan gelinta Heshiiyo kal hore ay kala saxiixdeen

Ankara (SNTV)- Wasiir ku-xiggeenka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Libaax Ibraahiim  oo howlo shaqo ku jooga dalka Turkiga ayaa...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sucuudiga

Riyadh, October 09, 2018 —Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali khayre ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha dibadda Boqortooyada Sacuudiga Adel bin Ahmed...

Ciidanka Xoogga dalka oo Weerar ku qaaday Xarumo Nabad diidka ay ku lahaayeen Tuulooyin hoos taga degmadda Jammaame

Muqdisho (SNTV)-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya gaar ahaan Qeybta 43aad  ayaa maanta Waxay Weerar ku qaadeen tuulooyin hoostaga Degmadda Jammaame oo ay ka mid tahay...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Booqasho rasmi ah ay uga Bilaabatay Dalka Sucuudiga

Riyadh (SNTV): —Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaaladda Riyaadh ee dalka Boqortooyada...

Ugu Akhris Badan