Wararka

Deeq loo qeybiyay dadka qaba baahiyaha gaarka ah ee ku nool Muqdisho.

in kabadan 130 ruux oo ka mid ah dadka qaba baahiyaha gaarka ah ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa ka faa,iideystay deeq isugu jirta...

a’iisul Wasaare Khayre oo kulan la Qaatay Boqor Salmaan Bin Abdulaziz Al Saud

Riyaadh October 10 (SNTV):-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta qasriga boqortooyada kula kulmay boqorka dalka Sucuudiga, Boqor Salman...

Ciidammada Xoogga Dalka oo la Wareegay Deegaanno ka tirsan Gobalka Hiiraan

Muqdisho October 10 (SNTV):-Ciidammada Xoogga Dalka oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa Howlgalo kula wareegay deegaano hoostaga degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan sida uu Warbaahinta...

Duqa Muqdisho “Waa in loo midoobaa dagaalka Argagixisada iyadoo maskaxdeena ay weli ka guuxeyso falkii argagaxisada ahaa ee 14 kii Octoober”

Muqdisho October 10 (SNTV):-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb galay munaasabad ay qeybaha bulshada Gobolka...

Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya oo la Kulmay wakiilka cusub QM Nicholas Haysom

Muqdisho October 10 (SNTV):-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta,Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha dalka Xildhibaan Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay wakiilka cusub QM Nicholas...

Ugu Akhris Badan