Wararka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo Khartuum uga qeyb-gashay shirka 65-aad ee ururka caafimaadka aduunka ee WHO.

Khartuum (SNTV):- Shirka 65-aad ee ururka caafimaadka aduunka ee WHO ayaa ka socda magaalada Khartuum ee dalka Sudaan, waxaana Soomaaliya ku matalaya wasiirka wasaaradda...

Eng Yarisow “Barnaamijka Waxbarashada Dadka Waaweyn waa mid kor loogu qaadayo aqoonta Bulshada Caasimadda”

Muqdisho (SNTV)– Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa Daah-furay Barnaaijka Waxbarashada dadka Waaweyn ee Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir...

Carwadii ugu horreysay ee isgaarsiinta iyo teknoolojiyada oo Muqdisho laga furay

Muqdisho (SNTV) - Carwadii ugu horreysay ee isgaarsiinta iyo teknoolojiyada dalka ayaa maanta ka furantay hotelka Royal Palace Hotel ee magaalada Muqdisho, taas oo...

Xaflad loo qabtay arday ka qalin jabisay jaamacadaha Pakistan

Pakistan (SNTV)- Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Pakistan oo xaflad qalin jabin u samaysay arday dhammaysay heerka kowaad iyo kan labaad ee Jamacaadaha ku yala...

Socdaalka Madaxda dalka ee qaar kami ah gobolada dalka waa tallaabo muhiim ah oo loo baahnaa (Faallo)

Muqdisho October 16 (SNTV):-n madaxda dalka Soomaaliya ay booqdaan degmooyin ka mid ah dalka,isla markaana ay soo eegaan xaaladda nololeed ee ay ku sugan...

Ugu Akhris Badan