Wararka

Kulan ku saabsan ka wacyi gelinta bulshada xag-jirnimada ayaa ka furmay Nairobi

Shir ku saabsan sidii bulshada Soomaaliyeed looga wacyi gelin lahaa xagjirnimada gacan ka hadalka ku dhisan ayaa ka furmay magaalada Nairobi ee xarunta dalka...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo sheegay in la dhisayo Guddiga tacliinta sare

Muqdisho (SNTV):-Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in Wasaaraddu ay diyaarineyso Guddiga Tacliinta sare ee dalka...

Taliyaha CXDS: “Kismaayo waxaan u nimid inaan kormeerno, xaqiijinno, ogaanno xaaladda dhabta ah ee Qaybta 43-aad

Kismaayo-(SNTV)-Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Gen- Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) ayaa Maanta Gaaaray Magaalada Kismaayo, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay. Madaxweynaha Maamulka...

Maamulka Sh/hoose oo bogaadiyay qudbaddii uu Madaxweynaha Dalka ka jeediyay shirkii Golaha Wasiirrada

Muqdisho-(SNTV)-Guddoomiyaha Shabeellada hoose Maxamed Ibraahim Barre, ayaa soo dhoweeyay qudbaddii uu Madaxweynaha Dalka ka jeediyay shirkii golaha wasiirrada ee shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho. Mudane,Maxamed...

Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka horumarinta deegaanka

Nairobi-(SNTV)-Waxaa Magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya lagu soo gaba-gabeeyay shir looga hadlayay horumarinta degaanka oo uu soo qaban qaabiyay Urur Goboleedka IGAD. Kulankan oo...

Ugu Akhris Badan