Wararka

Senator Ilyees Cali Xasan” Rajo wanaagsan ayaan ka qabnaa ansixinta Hindise-sharciyeedka Kheyraadka Biyaha Qaranka”

Muqdisho (SNTV);- Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kalafadhiga 4-aad kullankiisa 2-aad ku yeeshay xarunta Golaha ayaa waxay warbixin akhrinta labaad ee...

Gudoomiye Tuulax: Suuqa Bakaaraha waa inay noqotaa goob burcadda ka caagan oo ganacsatada nabadgelyo ku shaqeystaan

Muqdisho (SNTV) Gudoomiye Ku xigeenka dhanka ammaanka & Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mohamed C/laahi Tuulax, ayaa soo dhaweeyay tallaabada ciidamada Booliska ay ku soo qabteen...

Guddoomiyaha Aqalka sare oo baaq nabadeed u diray Beelaha Walaalaha ah ee ku dirirsan Gobalka Sool

Muqdisho (SNTV);- Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa baaq nabadeed u diray Beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaanada Dhumay,  Dharkayngeenyo iyo...

Ciidamada Amniga oo gacanta ku dhigay Xubin ka tirsan argagixisada Al shabaab oo Khabiir ku ah Qaraxyada

Muqdisho (SNTV) Ciidamada Amniga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay Xubin ka tirsan Argagixisada Alshabaab oo Khabiir ku...

Qaramada Midoobay oo xusaya maanta sanad-guuradooda 73-aad

Muqdisho (SNTV)–Ururka Qarammada Midoobay (UN), waxaa si rasmi ah loo Aasaasay, 24kii, Oktoobar 1945kii, Xilligaasi oo ahaa markii uu dhammaaday dagaalkii weynaa ee dunida...

Ugu Akhris Badan