Wararka

Miino Al-shabaab ay galiyeen Wadada xiriirisa Yoontooy iyo dalcadda Lug-Law oo la fashiliyey

Kismaayo (SNTV) Ciidmada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa fashiliyay miino ay al shabaab galiyeen wadada u dhaxeeyso Yoontooy iyo dalacadda Lug-Law, miinadaan ayaana al...

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya oo Howlgalo balaaran ka wada Gobalka Hiiraan

Baladweyne (SNTV) Wararka ka imaanaya gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ay howlgalo xoogan ay ka wadaan deegaano ku yaala inta u...

AMISOM oo Billado guddoonsiisay Guutooyin la sagootinayay

Muqdisho-(SNTV)-Guutooyinka 44-aad iyo 45-aad ee Ciidanka Burundi qaybtana ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa la guddoonsiiyay Billado iyo Shahaadooyin, markii ay dhammaysteen...

Qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka oo sheegay inaysan Dowladda dhexe fara gelin ku hayn doorashada Koofur Galbeed

Muqdisho-(SNTV)-Qaar ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ee kasoo jeeda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in aysan jirin wax faro galin ah oo...

Maamulka Gobolka Banaadir oo Hay’adaha amniga ku wareejiyey 10 qof oo Lacago sharci darro ah ka qaadayay Barakacayaasha

Muqdisho-(SNTV)-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa hay’adaha ammaanka ku wareejiyey 10 Qof oo si sharci darro ah Lacago uga qaadan jiray Qoysaska Barakacayaasha ah ee Caasimadda...

Ugu Akhris Badan