Muqdisho November 17 (SNTV):-Ra”iisul wasaaraha dalka Itoobiya Dr.Aby Ahmed ayaa maanta si rasmi ah u furay kulan ay ka qeybgaleen Madaxda dalalka Midowga Afrika...
Muqdisho November 17 (SNTV):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee dowladda Maraykanku u soo magcawday...
Muqdisho (SNTV)- Wararkii ugu dambeeyey ee laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab jab xoogan uu ka soo gaaray howlgalo ballaaran...
Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa dhiggiisa Kenya wada hadal ku saabsan xiriirka labada dal kula yeeshay...