Wararka

Agaasimaha Wasaaradda Waxbarashada XFS oo la kulmay shaqaalaha Wasaaradda ee kormeeray Dugsiyada dowladda

Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Maxamed Cali ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay shaqaalaha wasaaradda...

Madaxweyne dalka oo booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Talyaaniga

 SNTV:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Talyaaniga, kaddib marti-qaad rasmi ah oo uu ka...

Xuutiyiinta Yemen oo sheegay in ay diyaar u yihiin xabad joojin

Kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen ay soo saareen go'aan  ay ku xaqiijiyeen in ay diyaar u yihiin xabad joojin ,haddii isbaheysiga uu hogaamiyo Sacuudiga ay...

Dhaqaatiir Soomaali ah oo Isbitaal weyn ka hirgaliyay Ohio

Magaalada Columbus Ohio oo ah magalada labaad ee Somaalida ugu baddan Mareykanka ku nooshahay ayaa markii ugu horeysay laga hirgaliyay Isbitaal ay leeyihiin dhaqaatiir...

Jabuuti oo soo dhoweysay isdhex-galka Geeska Afrika

Muqdisho (SNTV):- Dowladda Jabuuti ayaa Ra’iisal wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ku ammaantay isbedelada la taaban karo ee uu ku soo dabaalay gudaha Itoobiya iyo...

Ugu Akhris Badan