Wararka

Dowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay Weerar lagu Khaarajiyay 6 ka tirsan Al-shabaab

Muqdisho (SNTV):-War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta ,Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya  ayaa lagu sheegay Ciidmada Amniga oo taageero ka helaya Ciidamo Mareykan ah...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeeray Wasaaradda Maaliyadda, Xarunta Gobalka Banaadir Iyo Dekadda Muqdisho

Muqdisho, Nofeembar 21, 2018 –

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeeray wasaaradda maaliyadda, Dekadda Muqdisho iyo xarunta maamulka gobalka Banaadir...

Wasaaradda waxbarashada XFS oo qabatay munaasabad loogu dabbal degayo maalinta macalinka Soomaaliyeed

Muqdisho, November, 21, 2018:- Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa maanta lagu qabtay munaasabad loogu dabbal degayo maalinta macalinka Soomaaliyeed oo ku beegan 21-ka...

Hawl-wadeennada Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Ka Qayb Qaatay Barnaamijka Is-xilqaan

Muqdisho (SNTV):-Hawl-wadeennada xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda oo uu hoggaaminayo wasiir dawlaha xafiiska ayaa maanta ka qayb qaatay barnaaminka is-xilqaan ee lagu dhisayo Xarunta Murtida...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo soo gabagabeeyay wax ka bedelka sharciga hanti dhowrka guud ee Qaranka.

Muqdisho (SNTV) Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gabagabeeyay wax ka bedelka hindise sharciyeedka hanti dhowrka guud ee Qaranka. Hindise sharciyeedkan ayaa...

Ugu Akhris Badan