Wararka

Maleeshiyaadka Alshabaab oo isaga cararay deegaano dhowr iyo Diyaarado Dagaal oo dul heehaabaya

Wararka naga soo gaaraya Deegaano ka tirsan Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in Maleeshiyaad ka tirsan Argagaxisada Al shabaab ay isaga carareen kadib Diyaarado Joog...

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada Dal

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa waxa uu ku qaabilay xafiiskiisa Mudane Carlo Campanile, Safiirka Talyaaniga ee Jamhuuriyadda...

Madaxweyne Farmaajo “Aqalka Sare waxaan ugu baaqayaa inay dedejiyaan hindise-sharciyeedka dhismaha Hey’adda Naafada Qaranka”

Muqdisho 3 December (SNTV):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay maalinta caalamiga ah ee Naafada Adduunka ayaa sheegay in Dowladda...

Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo tababar u soo xiray ciidan ka tirsan Militariga

Muqdisho December 3 (SNTV):-Taliyaha ciidanka xoogga dalka ayaa  tababar u soo xiray  curubyo ciidan oo  ka tirsan Militariga. Cutubyadan oo tirsan ururuka 53-aad ee guutada...

Qatar oo ka baxeysa Ururka OPEC

Dooxa December 3 (SNTV);-Qatar ayaa ka baxeysa ururka ay ku bohoobeen dalalka dhoofiya shidaalka ee OPEC ,sida ay ka dhawaajiyeen madax ka tirsan dalkaasi. Wasiirka...

Ugu Akhris Badan