Nairobi (SNTV)-Madaxweynaha Dawladda Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga Safiirnimmo ka guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya u magacawday dalka Kenya Mudane Maxamuud Axmed...
Muqdisho, December 5, 2018 (SNTV)-Dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in ay xoojineyso xiriirka diiblamaasi,isla markaana ay dardargalineyso howlaha safaaradeed ee ay ku leedahay dalka...
Muqdisho Arbaco, 05, December 2018 (SNTV)-Kulanka guud ee Golaha Shacabka ayaa ku qotomay Ajende kusaabsan Akhrinta sedaxaad ee Hidise Sharciyeedka Mashruuca Liilitirka ama xeerka...
Riyadh (SNTV) Boqorka dalka Saudi Arabia Salman ayaa Amiirka dalka Qadar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ku martiqaaday in uu kasoo qeybgalo kulanka 9-ka bishan lagu wado...