Wararka

Guddoomiye Cabdi Xaashi iyo Wafdigiisa oo lagu soo dhoweeyay Turkiga

Ankara-(SNTV)-Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo, Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya, Cabdi Xaashi C/llaahi oo Xalay gaaray Magaalada Dalka Turkiga ayaa si diirran waxaa...

Wasiirka Beyle : Sanadka cusub waxaan rajo ka qabnaa in deynta nalaga cafiyo

Muqdisho-(SNTV-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee xukuumadda Federaalka  Soomaaliya, Dr; C/raxmaan Ducaale Beyle oo maanta marti ku ahaa barnaamijka kulanka todabaadka ee kaba Warbaahinta Qaranka ayaa...

Aqalka sare oo Guddi u saaray xallinta kala feker duwanaanshaha u dhaxeeya hey’adaha fulinta iyo Golaha Shacabka

Muqdisho-(SNTV)-Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa magacaabay Guddi xalliya kala fikir duwanaanshaha ka dhextaagan hey’adaha fulinta iyo Golaha Shacabka Soomaaliyeed. Xog-hayaha Guud ee Aqalka...

Dawladda Qatar oo Bilaabaysa dhismaha Dekadda Hobyo

Doha-(SNTV):-Wasiirka wasaaradda gaadiidka, isgaarsiinta iyo dekada dawladda Qatar, Jassim Bin Saif Ahmed Al Sulaiti, ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan ay dawladdiisu bilaabayso mashruuca...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Casha shafar u sameeyay Xalay dhiggiisa Eretrea

Muqdisho-(SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane, Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xalay Casha sharaf ugu sameeyay xarunta madaxtooda Qaranka, dhiggiisa Dalka Eretrea, Isaias Afwerki. Casha sharafta...

Ugu Akhris Badan