Wararka

Buug laga qoray tayada badeecadaha Soomaaliya Dibadda ay u dhoofiso oo lasoo bandhigay

Muqdisho (SNTV) Buugan ayaa waxaa uu iftiiminayaa Tayada badeecadaha Soomaaliya Dibadda kala soo dagto iyo kuwa ay u dhuufiso. Buugan ayaa waxaa qoray Cabdiqaadir Ibraahim Sheekh...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Qatar ugu baaqay iney ka qeyb qaataan Dib u Dhiska Dalka.

Doha (SNTV) Isagoo la hadlayey jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Qatar ayuu sheegay Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisal wasaaraha dalka in Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Qadar...

Madaxweyne Farmaajo oo Shacabka Caasimadda uga Mahadceliyay Soo Dhaweynta Wafdigii Eriteriya iyo Dulqaadka ay Muujiyeen

Muqdisho (SNTV):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahad celiyey shacabka ku dhaqan Caasimadda sida ay uga qeyb qaateen soo...

War-murtiyeedka Wadajirka ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Ereteriya

Muqdisho (SNTV):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Madaxweynaha Eritrea Mudane Isaias Afwerki, waxay kulamo wadatashi oo labo maalmood socday...

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Ereteriya oo soo gaba gabeeyey wada hadalladii uga socday Villa Soomaaliya+ Sawirro

Muqdisho-(SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki, oo kulamo wada tashi ah ku yeeshay Villa Soomaaliya...

Ugu Akhris Badan