Wararka

8 Qof oo ku dhimatay qarax Miino oo ka dhacay Dalka Itoobiya

Addis ababa-(SNTV)-Ugu yaraan Siddeed Qof oo Rayid ah ayaa ku geeriyootay qarax Miino oo ka dhacay agagaarka Degmada , Mao-Komo, oo ka tirsan Gobolka,...

Boolisku waa wehelka iyo saaxiibka Shacabka

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, waxaa la Aasaasay 20,kii Diseembar sanadkii 1943kii, waana kan ugu faca weyn Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliyeed, waxaana lagu tilmaamaa hooyada...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Hambalyo u diray Ciidanka Booliska oo berri u dabaal degaya Sanad-guurada aas aaskooda.

Muqdisho (SNTV):-Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyed S/Guud Bashiir Mohamed Jamac ayaa ugu Hambalyeeyay Ciidanka Booliislka Soomaaliyeed Sanadguurada 75aad ee aas aaska Booliiska oo kubeegan Maalinta...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Hambalyo u diray Ciidanka Booliska oo berri u dabaal degaya Sanadguuradii 75aad.

Muqdisho (SNTV)- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe  ayaa Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Sanad guuradda 75-aad ee kasoo...

Wasiirka Amniga XFS oo Tababar usoo xiray Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Muqdisho (SNTV)-Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuurkar Islow Ducaale ayaa tababar usoo xiray Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed,  kuwaasi oo...

Ugu Akhris Badan