Wararka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo tababar u furay shaqaale ka tirsan wasaaradda iyo hay’adaha kale ee dowladda

Muqdisho (SNTV) Tababarkani oo ku saabsan xoojinta xiriirka ka dhexeeya Hayadaha Dowladda Iyo bulshada inteeda  kale Ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,waxaana Lagu soo bandhigay aragtiyo...

Shirka Hormarin warbaahinta dowladaha IGAD oo ka furmay Entebbe

Kampala (SNTV)-   Magaalada Entebbe ee Dalka Uganda Waxaa saakay ka furmay shirka sannadlaha hey’adaha warbaahinneed ee waddamada ku jira urur gobolleedka IGAD  iyadoo  diiradda...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb-galay Xuska 75aad ee Aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

Muqdisho, Diseembar 20, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka qayb-galay xuska sannad guurada 75aad ee ka soo wareegtay...

Wasiir ka tirsan xukumadda Kenya oo Maanta Muqdisho lagu soo dhaweeyay

Muqdisho-(SNTV)-Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarda iyo Isboortiga Soomaaliya,  Khadija Maxamed  Diriye, ayaa Muqdisho kusoo dhaweysay Maanta, Wasiir ku xigeenka Wasaaraddda Isboortiga hidaha iyo dhaqanka ee Dalka...

Baydhaba oo laga xusay Maalinta Booliska Soomaaliya

Baydhaba-(SNTV)-Waxaa Maanta oo ay Taariikhdu tahay 20 Dec 2018-ka, laga xusay Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG maamulka Koofur galbeed, 75-guuradii kasoo wareegatay markii la...

Ugu Akhris Badan