Wararka

Alshabaab oo maleeshiyaad looga laayay Beledul Amiin

Maleeshiyaad ka tirsan argagixisada Alshabaab ayaa lagu laayay duqeyn ka dhacday Baladul Amiin oo woqooyi galbeed kaga beegay Muqdisho. Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in...

Jabuuti oo soo dhoweysay dedaallada nabadeed ee Gobolka ka socda

Jabuti-(SNTV)-Madaxweynaha Dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ammaanay doorka fir-fircoon ee uu Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali, kaga jira nabadda iyo is-dhexgalka Wadamada...

Ciidanka Amniga oo gacanta ku soo dhigay dhagar qabe ka tirsan Alshabaab

Ciidamada Ammaanka ayaa qaranka ayaa gacanta ku soo dhigay mid ka mid ah xubnaha argagixisada oo maamulayay guri lagu farsameeyo gawaarida walxaha qarxa lagu...

Golaha wasiirrada Oo Meel Mariyay Sharciga Iibka Qaranka Oo Is-bedel Lagu Sameeyay

Muqdisho; Khamiis, Deseembar 20, 2018 —Kulanka Khamiislaha ah ee golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya oo maanta uu guddoomiyay ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa...

Duqa Muqdisho oo Kulan la yeeshay Madaxda Dugsiga Farsamada Gacanta iyo Jaamacadda Bern ee dalka Switzerland

Muqdisho (SNTV)- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo weli ku guda jira booqashadii uu ku joogay dalka Switzerland...

Ugu Akhris Badan