Wararka

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dawladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho (SNTV)- Kulankaan uu Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciid xafiiskiisa kula yeeshay Safiirka cusub ee dawladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kulan La Qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka

Muqdisho (SNTV):–Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kulan la qaatay guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa kala...

Wasiir Beyle “Dadaal keenii wuu mira dhalayaa, guushuna way caddahay”

Muqdisho (SNTV)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa sheegay in Dadaalka dawladda ee horumarinta dhaqaallaha dalka uu miro dhalay, guulna...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Jabuuti Ee Soomaaliya

Muqdisho (SNTV)- Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Djibouti ee Soomaaliya, Amb. Aden Xasan Aden. Ra’iisul...

Madaxweynaha JFS iyo Amiirka Qatar oo ka wada hadly xoojinta xiriirka labada dal

Dooxa (SNTV):-  Madaxweyne Farmaajo iyo Amiir Sheekh Tamiim ayaa kulankooda isla soo qaaday arrimo dhowr ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Qatar...

Ugu Akhris Badan