Wararka

Marwada Koowaad ee Qaranka oo furtay Shirweynaha Haweenka Soomaaliyeed

Muqdisho (SNTV):-Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallim ayaa daah-furtay Shirweynaha Haweenka Soomaaliyeed oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Marwo Saynab oo xafladda furitaanka...

Maamulka&Shaqaalah Wasaaradda Boostada XFS oo maanta ka qeybgalay Isxilqaan

Muqdisho (SNTV) Iyadoo weli uu socdo barnaamijka isxilqaan oo lagu dhisayo xarumaha danta guud ayaa mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha wasaaradda Boostada,Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada Xukuumadda Soomaaliya waxaa...

Wasiir ku-xigeenka Gar-gaarka oo la kulmay wafdi ka socda Malaysia

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa  soo gaaray wafdi ka socday dalka Malaysia gaar ahaan Hya’adda Islaamic relief,kuwaasi oo u yimaadey sidii ay qiimeyn ugu sameyn...

Madaxweyne Farmaajo oo booqday Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho

SNTV:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saakay booqday Isbitaaladda ayaa yaalllan dadka qabah dhawawacayadda si uu ugu kuurgalo xaaladda caafimaad...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Khudbad ka jeediyay shirka Midowga Baarlamaanada Carabta

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JFS Mudane;  Maxamed Mursal Sh.C/raxmaan, ayaa qudbad ka jeediyay Shirka 29-aad ee Midowga Baarlamaanada Carabta oo Shalay ka furmay Magaaladda...

Ugu Akhris Badan