Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo kormeer ku tagay deegaannada Sabiib iyo Caanoole

Muqdisho (SNTV):–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay deegaannadii dhawaan laga xoreeyey argagixisada Alshabaab ayaa faray hay’adaha Dowladda Federaalka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kala hadlay Sheekhul Azhar arrimaha waxbarashada iyo la dagaalanka xagjirka

Cairo (SNTV): – Inta uu ku gudajiray booqashadiisa Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, waxa...

Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday seddex heshiis is afgarad ah oo lagu xoojinayo xiriirka

Muqdisho (SNTV):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa Khamiistii kula kulmay Magaalada Qaahira dhiggiisa Masar Mudane Sameh Shoukry. Wadahadalka...

Shacabka, Maamulka iyo Booliska Warta Nabada oo la guddoonsiiyey bilad sharaf.

Muqdisho (SNTV)—Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa abaalmarin guddoonsiiyey Shacabka, Maamulka iyo Booliiska Warta Nabada oo gacan...

Xukuumadda Oo Ansixisay Sharciga Jaan-goynta iyo Tayo-dhowrka Soomaaliyeed.

Khamiis, April 18, 2019 –Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo lagu ansixiyay Sharciga...

Ugu Akhris Badan