Wararka

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay Madaxa Islamic Relief Somalia 

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Islamic Relief Somalia, Mudane Aliow, iyo wafdi uu hoggaaminayo....

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Raagge-Ceelle u tagay dardargelinta la dagaallanka Khawaarijta

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa maanta gaaray degmada Raagge-Ceelle ee gobolka Shabeellaha Dhexe, si uu u dardargeliyo abaabulka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sweden

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Sweden u fadhiya...

Xujeyda Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay heli doonaan Adeeg Caafimaad oo casri ah

Sanadkan, Xujeyda Soomaaliyeed waxay heli doonaan adeeg caafimaad oo ka duwan kii hore. Dowladda Soomaaliya, iyada oo ka duuleysa daryeelka iyo mas’uuliyadda ka saaran...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad oo furay Shirweynaha dhaqaale ee Dastuurka

Shirweynaha lagu falanqeynayo saameynta dhaqaale ee qaab-dhismeedka Dastuurka ayaa lagu qabtay Muqdisho, waxaana si rasmi ah u furay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda...

Ugu Akhris Badan