Wararka

Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun ku riday Laba katirsan Maleeshiyada Alshabaab

Go’aan Qoraaleedka ka Soo baxay Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa U qornaa Sidan:-                            “MARKAY ARAGTAY: Rafcaanka ay usooo gudbiyeen   Xukunsaneyaal:-   1.Canshuur Cusmaan Abuukar Cumar...

Waaberi oo caawa u gudubtay wareegga labaad ee Tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Muqdisho (SNTV)- Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka,...

Marwada Qaranka oo deeq raashin ah gaarsiisay dad danyar ah oo ku nool Muqdisho

SNTV:-Marwada Koowaad ee Qaranka, Marwo Seynab Macalin Cabdi ayaa deeq raashin ah oo isugu jirta Bur, Bariis, Sokor, Timir, Saliid, Digir iyo Baasto waxa...

Wafdi ka socda Laanta taageerada howlagaladda nabadda ee midowga Africa oo kulan la qaatay Saraakiisha AMISOM

SNTV:-Laanta taageerada howlagaladda nabadda ee midowga Africa ee (AU PSOD) ayaa uga mahadcelisay ciidmadda midowga Africa ee ku sugan Somalia geesinimada ay ku muujiyeen...

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose oo kulan la qaatay Ambassador Francisco Madeira

SNTV:-Guddoominaya Gobolka Shabeellaha Hoose Ibaarim Aadan Najax iyo ku-xigeenkiisa dhanka Maaliyadda ayaa magaalada Muqdisho Kulan kula qaatay Ambassador Francisco Madeira, wakiilka gaarka ah ee...

Ugu Akhris Badan