Wararka

Google oo Soomaaliya u soo bandhigtay mashruuc internetka lagu gaarsiin karo miyiga iyo goobaha fog

San Francisco (SNTV):-Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, Md. Cabdi Sheekh Axmed, ayaa booqday Xarunta Dhexe ee Shirkadda Loon oo ah mashruuc la mataano ah Google...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo magacaabey Wasiiru Dowlayaal.

Muqdisho (SNTV)  Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen ) Ayaa magacaabey Wasiiru Dowlayaal kamid noqanaya Golahiisa Wasiirada. Akhriso: Liiska magacyada Wasiiru Dowlayaasha  

Golaha Shacabka oo ansixiyay sharciga Batroolka Dalka

Muqdisho (SNTV):-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Jamuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay sharciga batroolka dalka,kaasi oo ay soo gudbisay Xukuumadda Federaalka...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan miro dhal ah la qaatay Wakiilka sare ee Midowga Yurub u qaabilsan Arrimaha Dibadda

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul Wasaare Hassan Ali Khaire ayaa Maanta kulan miro dhal ah la qaatay wakiilka Sare ee arrimaha dibadda iyo siyaasadda amniga Midowga Yurub,...

Horjooge isku soo dhiibay Ciidanka Xooga Dalka

Muqdisho (SNTV) Horjoogahan oo ka tirsanaa maleeshiyada Alshabaab ayaa isku dhiibay ciidanka Xoogda Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Jubbaland oo ku sugan deegaanka Baar-sanguuni ee oa...

Ugu Akhris Badan