Wararka

Ha ku Afurin Cabitaan aad u qaboow (Maqaal)

Muqdisho (SNTV)- Cuntada ugu haboon ee lagu Afuro xilliyada lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan ayay Diintu si weyn u sheegtay,waxaa kaloo aad...

War-bixin: Arday takhasusyo sare oo caafimaad ka dhigta Shiinaha oo ka waramaya noloshooda !

Beijing (SNTV)-Shaanxi waa mid kamida 33-ka gobal ee dalka Shiinaha, waxa uu 1,200 KM galbeed ka xigaa caasimada Beijing. Magaala madaxda gobalka oo ah...

Dhahar oo caawa u soo gudubtay wareegga Sedaxaad ee tartanka

Muqdisho (SNTV)- Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka,...

Kumuu ahaa Marxuum Xuseen Ceelaabe Faahiye?

Allaha u naxariistee Xuseen Ceelaabe Faahiye oo ka mid rug caddaayaashii iyo khubaradii siyaasadda iyo qorsheynta dalka ayaa maanta ku geeriyooday qarax argagixisada Alshabaab...

Marxuumad Faay Cali Raage… Hooyo iyo Halyey Qaran

Faadumo Cali Raage, oo ku caan ahayd Faay Cali, waxa ay ahayd Gaashaanle ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Waxa ay ahayd sarkaalad firfircoon,...

Ugu Akhris Badan