Wararka

Duqa Muqdisho oo Degmada Kaxda ka furay Xarun Gurmad iyo MCH

Muqdisho (SNTV):- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Md. C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yariisow) ayaa Maanta kormeer shaqo ku tagay Degmada Kaxda, Halkaasi oo...

Madaxweynaha JFS oo la kulmay Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Malaysia

Makkah (SNTV):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qasriga uu ka dagganyahay magaalada Makkah waxa uu wada hadallo kula yeeshay R/Wasaare Ku Xigeenka...

Xuseen Ceelaabe wuxuu ahaa Qaamuus ka baxay Qaranka

Muqdisho (SNTV):- Alle ha u naxariistee Xuseen Ceelaabe faahiye, waxaa uu ku dhashay magaalada Seylac ee gobolka Awdal, halkaas ayuu ka bilaabay waxbarashada, Dugsigii...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo u Duulay Dalka Qatar

Muqdisho (SNTV):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta u safray dalka Qatar. Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Dalka...

Q.Midoobay oo kun Askari ka dhimeysa ciidamada AMISOM ee Soomaaliya

Muqdisho (SNTV):- Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maalinimadii Jimcaha ee shalay go’aamiyay in ciidamada AMISOM ee jooga dalka Soomaaliya laga dhimo 1,000 asksri. Golaha...

Ugu Akhris Badan