Wararka

Madaxweynaha oo ku bogaadiyey Maamulka Gobolka Banaadir doorka ay ka qaadanayaan Barnaamijka Isxilqaan

Muqdisho (SNTV): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka dhegeystay Guddoonka iyo Hawlwadeennada Gobolka Banaadir warbixin ku saabsan waxqabadkooda iyo qorshaha maamul...

Ra’iisul Wasaare Ku-xiggeenka XFS Oo Guddoomiyay Madasha Labaad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka.

Muqdisho (SNTV)-Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Mahdi Maxamad Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay Madasha Labaad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka. Shirka ayaa looga...

Agaasimaha hay’adda socdaalka Soomaaliya oo Norway kula kulmay madaxda hay’adda socdaalka ee Dalkaasi

Oslo-(SNTV)-Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya, Col. Maxamed Aadam Jimcaale (Koofi) oo ay wehlinayaan ku xigeenka Agaasimaha guud, Cabdullahi Xaaji Bashiir, la...

Agaasimahii hore ee wax soo saarka iyo howlgelinta hoballada waaberi oo xilka ku wareejiayay agaasimaha cusub

Muqdisho-(SNTV)- Agaasimahii hore ee wax soo saarka iyo howlgelinta Hoballada waaberi , Maxamed Xasan Barroow, ayaa Maanta xilka ku wareejiayay agaasimaha cusub ee hay’addaasi,...

Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo kala saxiixday Mashruuc ay ku baxayso 42 Million oo Yuuro.

Muqdisho (SNTV):- Dowladda Soomaaliya iyo midawga Yurub ayaa munaasabad uu goob joog ka ahaa Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliaya oo Muqdisho lagu qabtay waxa ay...

Ugu Akhris Badan