Wararka

Dawladda Soomaaliya oo Digniin u dirtay Dadka ka Shaqeynaya Ficilada Dhaawaca ku ah Qaddiyadaha Lama taabtaanka ah ee Qaranka

Muqdisho (SONNA)- Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Caawa War-saxaafadeed ay soo saartay waxaa Digniin loogu diray  Dadka ka Shaqeynaya Ficilada Dhaawaca ku ah...

Horseed iyo Dekadda Kulanka Hogaanka Horyaalka Soomaaliya

Dekadda iyo Horseed ayaa wada Ciyaari doona  kulanka ugu adag todobadkaan waana kulan uu ku xiran yahay Cida sida rasmiga ah kula wareegi lahayd...

Taxanaha Todobaadka Xorriyadda (Taariikhda AUN Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal)

Allaha u naxariistee Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal waxa uu ku dhashay 1928 magaalada galbeed ee Oodweyne sanadkii 1928-kii, ka dibna qeyb ka mid ah...

Bandhiga wax soo saarka oo lagu soo gabogabeeyay Muqdisho

Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Bandhigga wax soo saarka Dalka, waxaana intii uu socday looga dooday caqabadaha ku hor gudban, fursadaha horyaalla iyo...

Wargalin: Warbaahinta Qaranka ayaa soo bandhigtay shaqooyin ka bannaan

Warbaahinta Qaranku waxay raadinaysaa laba (2) barnaamij soosaarayaal iyo hal (1) video editor oo xirfaddoodu sarreyso.   Shuruudaha barnaamij soo saaraha(Program Producer)   1.   In uu leeyahay xirfad sare...

Ugu Akhris Badan