Wararka

Wararkii ugu dambeeyey Maleeshiyaad Al Shabaab oo ku dagaalamay Jilib

Muqdisho(SNTV)  Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya degmada Jilib ee Gobolka Jubadda dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in Maleeshiyaad ka tirsan Al Shabaab...

Wafdigii loo Xilsaaray Baaritaanka Dadkii Dhowaan Lagu Dilay Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb Oo gaaray Gaalkacyo+Sawiro

Muqdisho (SNTV) Wafdigan ka kooban labo guddi oo ka kala socda Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa gaarey magaalada...

Mas’uuliyiinta Wasaaradaha Qorsheynta XFS iyo K/Galbeed Oo Yeeshay Kulan Muhiim ah

Muqdisho(Sntv) Mas’uuliyiin katirsan Wasaaradda Qorsheynta Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha  Dowladda Federaalka  iyo xubna ka socda Midowga Yurub ayaa shalay la kulmay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Dowlad...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qaybgalay Xuska Sannad-guurada 59aad ee 26-ka Juun

Muqdisho (SNTV): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay xuska sannad-guurada 59-aad ee ka soo wareegtay maalintii Xorriyadda Gobollada Waqooyi...

Wasaaradda Warfaafinta oo beenisay Warqad been abuur ee sheegeysa in xilka laga qaaday Wasiir Hilaal.

Muqdisho (SNTV):- Wasaaradda Warfaafinta XFS ayaa beenisay warqad been abuur ah oo Baraha bulshada lagu faafiyey ee sheegeysa in xilka laga qaaday Wasiir ku-xigeenka...

Ugu Akhris Badan