Wararka

Ciidanka Ammaanka Oo Gacanta Ku soo Dhigay Qof Dil Loo heysto.

Muqdisho-(SNTV)-Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan hoggaanka demi baarista CID ayaa ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaan ,Bishaar Abdirisaaq Maxamed, kaas oo ku...

Horjooge ka tirsan Argagaxisada Al-Sabaab oo isa soo dhiibay

Muqdisho (SNTV) Horjooge Mukhtar Mohamed Abdi (Mukhtaar Ganeey) ayaa isku soo dhiibay Hay’adda NISA kaas oo Muqdisho laga soo dajiyay maanta. Qoraal la soo dhigay...

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo qaabilay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Muqdisho (SNTV) Kulanka uu Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu la qaatay ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM u...

Madaxweyne Farmaajo oo Ka Guddoomay Suldaanka Cummaan Hambalyada Todobaadka Xorriyadda

Muqdisho (SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka Guddoomay walaalkiis Suldaanka Saldanada dalka Cummaan Suldaan Qaabuus Binu Siciid hambalyo ku aaddan...

Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyeeyay Geerida Marxuum Qanyare

Muqdisho (SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka...

Ugu Akhris Badan